Masuul ka tirsan Guddiga Xakamaynta COVID-19 aabihiis oo u geeriyooday Coronavirus

Dr. Cabdirisaaq Yuusuf Axmed Jalaaludiin oo xubin ka ah Guddiga sare ee loo xilsaaray xakamaynta xaaladaha Cudurka COVID-19 ayaa la sheegay in aabihiis uu u geeriyooday Coronavirus. Marxuum Yuusuf Axmed Hiraabe ayaa saacadihii la soo dhaafay ee maanta ku geeriyooday magaalada Muqdisho ka dib markii uu haleelay Cudurka COVID-19 sida ay xaqiijiyeen masuuliyiin ka tirsan … Continue reading Masuul ka tirsan Guddiga Xakamaynta COVID-19 aabihiis oo u geeriyooday Coronavirus